Dadka Ceelwaaq oo ka cabanaya koronto la`aan | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dadka Ceelwaaq oo ka cabanaya koronto la`aan
October 19, 2020 - Written by Wariye:

Kenya(WJN):-Dadka ku nool degmada Ceelwaaq ee Ismaamulka Mandheera ee gobolka Waqooyi Bari Kenya ayaa ka cabanaya koronto la’aan ka jirtay deeganka muddooyinkii ugu dambeeyey, waxaana ay sheegeen in khasaaro ay kasoo gaaray koronto la’aantaas ganacsigii bulshada iyo waxyaabihii ay kaydsan jireen sida cunnada. Yuusuf Ibraahim Aadan waxaa uu ka mid yahay ganacsatada Ceelwaaq waxaa uu qadka telefoonka ugu warramay Kauthar Maxamed Cabdullaahi ka tirsan laanta afka soomaaliga ee BBC SOMALI

 

Hargeisa Office

Wajaalenews.net

Wariye Akadir Habbane

 

COMMENTS
LINKS