|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Xubno Katirsan Xukuumada Iyo Masuuliyiinta Gobolka Gabiley Oo Xarun Caafimaad Ka Dhagax Dhigay Magaalada Arabsiyo.
October 1, 2020 - Written by Editor:ARABSIYO(W,N)- Gudoomiyaha ka hortaga aafooyinka qaranka,agaasimaha guud ee wasaarada caafimaadka oo ay weheliyaan badhasaabka gobolka gabiley,maayarka gabiley iyo xubno qurba joog ah ayaa magaalada arabsiyoka dhagax dhigay xarun caafimaadka.
Sidoo kale masuuliyiintan ayaa kormeer kusoo maray dhismaha jaamacada Al Cirfaan Oo xubno qurba joogta ah ku wareejiyeen 5000kun dollar, halka ay masuuliyiintani dhagax dhigeen qayb cusub oo lagu kordhinayo dhakhtarka uu magaalada arabsiyo ka hirgaliyay ganacsade baxsane. Dhanka kale maayarka mgaalada gabiley ayaa balan qaaday in ay 7qof oo xaruntan ka hawlgali doono in ay mushahar siin doonto dawlada hoose halka uu maayarka gabiley deeq lacag ku wareejiyay xarunta hooyada iyo dhalaanka ee arabsiyo oo ay kusoo iibsan doonaan sollar, HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:“Hadal Aan Tudhaale Lahayn, Dadka Oo La Colaysiiyo, Xaafad Xaafadna Loo Kala Saaro, Qarannimadu Taas... Maraykanka Iyo Jabuuti Oo Heshiish Kala Saxeexday Iyo Ciidamada Maraykanka 10 Sano Oo Danbe Sii Joog... Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya Oo Sheegay In Falal Argagaxiso Looga Soo Maleegayo S... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|