DAAWO;-Xildhibaan Maxamed Cali “Obama” Oo Ka Hadlay Waxyaabaha Laga Filan Karo Shirwaynaha Kulmiye Oo Maalinta Bari Furmaya! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Xildhibaan Maxamed Cali “Obama” Oo Ka Hadlay Waxyaabaha Laga Filan Karo Shirwaynaha Kulmiye Oo Maalinta Bari Furmaya!
October 3, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Maxamed Cali Xirsi ‘Obama’ oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada kana soo jeeda xisbiga kulmiye ayaa ka hadlay waxyaabaha laga filan karo shirwaynaha xisbiga kulmiye oo maalinta bari ah ka furmaya magaalada hargaysa

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS