DAAWO;-Wasiirka Warfaafinta Jsl Koore Oo Ka Hadlay Sobobta Uu Uga Soo Qaybgali Waayay Shirwaynaha Xisbiga Kulmiye.
October 4, 2020 - Written by Editor:
HARGAYSA(W,N)- Wasiirka Wasaarada Warfaafinta jsl Saleebaan Cali Koore oo Aan gabi ahaanba kasoo xaadirin shirwaynaha xisbigakulmiye oo maanta furmay ayaa ka hadlay sobobta uu uga soo qaybgali waayay shirwaynaha xisbiga.