HARGAYSA(W,N)- Wasiirka Wasaarada Warfaafinta jsl Saleebaan Cali Koore oo Aan gabi ahaanba kasoo xaadirin shirwaynaha xisbigakulmiye oo maanta furmay ayaa ka hadlay sobobta uu uga soo qaybgali waayay shirwaynaha xisbiga.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;