DAAWO;-Wasiir Kamid Ah Waftigii Ka Socdey Dawlada Deegaanka Somalida Ethiopia Oo Bogaadiyay Shirweynaha Xisbiga KULMIYE. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Wasiir Kamid Ah Waftigii Ka Socdey Dawlada Deegaanka Somalida Ethiopia Oo Bogaadiyay Shirweynaha Xisbiga KULMIYE.
October 4, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiir katirsa waftigii dawlad deegaanka somalida itoobiya ka socday ee kasoo qaybgalay shirwaynaha xisbiga kulmiye ayaa bogadiyay shirwaynaha isagoo ku hadlaya magaca dawlad deegaanka somalida iyo ka xisbiga barwaaqada Itoobiya

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS