|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Qurba Joog Deeq Soo Gaadhsiiyay Dadkii Ku Waxyeeloobay Dhismihii Dumay Ee Magaalada Wajaale.
October 4, 2020 - Written by Editor:TOG WAJAALE(W,N)-Ururka Qurba Joogta Deegaanka Tog Wajaale ee ku dhaqan dalka dibadiisa ayaa deeq raashin iyo lacag iskugu jira soo gaadhsiiyay dadkii ku waxyeeloobay dhismihii dumay ee magaalada wajaale kuwii ku geeriyooday iyo kuwa dhaawaca ahba. Waxaana deeqdan soo gaadhsiiyay maamulka iyo dadkii ku waxyeelobay dhalinyaro reer wajaale ah oo ay usoo wakiisheen qurba joogta qaadhaankan iska soo ururiyay ee walaalahooda dhibaataysan ugu soo deeqay. HALKAN KA DAAWP MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Suldaan ku Mashquulsan Iib-geynta Qadiyadda Somaliland oo Urur-Gobolleedka IGAD ku Qanciyey Inay Dhe... DAAWO;-Dawlada Hoose Ee Caasimada Hargaysa Oo Bilowday Dhismaha Hangarkii 3aad Ee Sariibada Suuqa Go... “Cabdirashiid Riyo Raac Waxaan U Arkaa Miino Madaxwaynaha Loo soo Xanbaariyay, Buurmadow Waxaan’’”Mu... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|