|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Muuqaalka Madaxwayne Biixi Iyo Sidii Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Boorama.
October 10, 2020 - Written by Editor:BOORAMA-(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo oo hawlo shaqo ugu baxay gobollada Galbeedka dalka, ayaa si ballaadhan loogu soo dhaweeyey magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal iyo magaalooyinka dhinaca bari kaga teedsan. Shacabka ku dhaqan magaalooyinka Dilla, Tulli, Goroyo-cawl iyo Boorama, ayaa si aan kala hadh-lahayn madaxweynaha iyo weftigiisa usoo dhaweeyey, waxana iyagoo lulaya caleemo qoyan iyo calanka Jamhuuriyadda Somaliland ay madaxweynaha iyo weftigiisa ku qaabileen dariiqyada kala duwan ee magaalooyinkaas. Related posts:Guddoomiye Cirro Oo Safarro Isku Sidkan Ku Tegay Toddobaadkii Hore Jabuuti Iyo Kiiniya Iyo Qoraal Uu... DAAWO; Nuxurka Khudbad Dhinacyo Badan Taabanaysa Oo Madaxwaynaha Jsl Ka Jeediyay Dhagax Dhiga Jidka ... DAAWO;-Waftigii Uu Hogaaminayay Maayarka Gabiley Oo Kulamo La Yeeshay Madaxda Gobolka Wales Ee Dalka... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|