|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Muuqaalada Kormeerkii Madaxwaynaha Ee Marsada Berbera Iyo Xadhig Ka Jarkii Qalabka Cusub Ee Dekedu Lasoo Degtay.
October 18, 2020 - Written by Editor:BERBERA(W,N)-Madaxwaynaha Somaliland iyo Waftigii uu hogaaminayay oo socdaal ku jooga magaalo madaxda gobolka saaxil ee berbera ayaa xadhiga ka jaray taag casri oo ay maamulka dekeda berberi soo iibsadeen.
Sidoo kale madaxwaynaha somaliland ayaa kormeer indho indhayn ah kusoo maray dhismaha dekeda cusub. Dhanka kale madaxwaynaha ayaa raacay taaga cusub ee dekedu lasoo degtay ee loogu talo galay in uu soo xidho maraakiinta waayay. ![]() default Related posts:Wasiirkii Hore Ee Ganacsiga ee Xukuumadii Riyaale Abiib Xasan Filfil Oo Naqdiyey Aragtidiisa ku Aada... Gudoomiyihii Komishanka Doorashooyinka Jsl Ee Gobolka Sool Oo Caawa Dabley Hubaysani Ku Toogteen Mag... “Heritage Waa Gacmaha Wasakhaysan Ee Dawlada Muqdisho, Jabuutina Waa Hooyada Wixii Xun Ee Lagu Duuds... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|