DAAWO;-Munaasibad Lagu Xusayay Dhalashada Nebi Muxumed NNKH Oo Lagu Qabtay Magaalada Hargaysa | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Munaasibad Lagu Xusayay Dhalashada Nebi Muxumed NNKH Oo Lagu Qabtay Magaalada Hargaysa
October 29, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-munaasibad siwayn loosoo agaasimayay  oo lagu xusayay dhalashada Nabi Muxumed  ayaa lagu qabtay magaalada hargaysa gaar ahaan huteelka maansoor.

munaasibadan xuska dhalashada Nabi Muxumed ayaa waxaa kasoo qaybglay gudoomiye kuxigeenka koowaad ee golaha wakiilada somaliland culimo awdiin iyo kumanaan kamid ashacabka ku dhaqan magaalada hargaysa.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS