DAAWO;-Munaasibad Abaalmarino Lagu Gudoonsiiyay Kooxda UCiyaarta Shirkada Sagal Jet Ee Ku Guulaysatay Wajaale Cup Oo Lagu Qabtay Magaalada Wajaale. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Munaasibad Abaalmarino Lagu Gudoonsiiyay Kooxda UCiyaarta Shirkada Sagal Jet Ee Ku Guulaysatay Wajaale Cup Oo Lagu Qabtay Magaalada Wajaale.
October 1, 2020 - Written by Editor:

TOG WAJAALE(W,N)Munaasibad Abaalmarino lagu Gudoonsiiyo kooxdii ku guulaysatay koobka kooxaha ee labaad ee degmada wajaale ayaa habeenkii xalay lagu qabtay magaalada wajaale.

Munaasibadan ayaa waxaa kasoo qaybgalay maamulka degmada tog wajaale dhalinyaro, maamulka shirkada sagal jet ee gobolka gabiley Cadbi Yuusuf oo ay koobka ku guulaysatay kooxdii ku ciyaaraysay magaca shirkada Sagal Jet.

Waxaana munaasibada abaalmarin lagu Gudoonsiiyay labadii kooxood ee kaalinta koowaad iyo ta labaad kala galay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS