DAAWO;-Masuuliyiinta Wasaarada Waxbarashada Jsl Oo Hadhimo Sharafeed Ku Maamuusay Waftigii Ka Socday Dalka Itoobiya. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Masuuliyiinta Wasaarada Waxbarashada Jsl Oo Hadhimo Sharafeed Ku Maamuusay Waftigii Ka Socday Dalka Itoobiya.
October 5, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Somaliland oo ay weheliyaan masuuliyiinta ugu sareeya wasaarada waxbarashada iyo xubno kale oo katirsan golaha wasiirada somaliland ayaa hadhimo sharafeed ku maamuusay waftigii ka socday dawlad deegaanka somalida itoobiya ee kasoo qaybgalay shirwaynaha xisbi xaakimka kulmiye

Waxaana munaasibada qado sharafta ahayd hadalo kasoo jeediyay wasiirka waxbarashada,wasiir kuxigeenka iyo xubno kale.

Sidoo kale Wasiiirada ka socday ismaamulka somalida itoobiya ayaa iyagu dhankooda Ka mahad celiyay casuumada loo sameeyay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS