DAAWO;-Magaalada Gabiley Oo Siwayn Looga Xusay Dhalashada Nabi Muxumed NNKH. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Magaalada Gabiley Oo Siwayn Looga Xusay Dhalashada Nabi Muxumed NNKH.
October 29, 2020 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Culimo Awdiin iyo shacabka ku dhaqan magaalo madaxda gobolka gabiley ee gabiley ayaa isku soo bax iyodabaal deg lagu waynayo maalinta dhalashada nebi geenii suubaa naxariis iyo nabadgalyo kor kiisa ha ahaatee isagoo socod ku maray jidadka magaalada.

Culimada ayaa qaadayaa qasa,id nbi  amaan ah kana waramay taariikhdii rasuulka .

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS