DAAWO;-Madaxwayne Biixi Iyo Nuxurka Khudbadii Uu Ka Jeediyay Qalin Jabinta Ardayda Jaamacada Burco | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Madaxwayne Biixi Iyo Nuxurka Khudbadii Uu Ka Jeediyay Qalin Jabinta Ardayda Jaamacada Burco
October 19, 2020 - Written by Editor:

BURCO(W,N)-Madaxwaynaha Jsl Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta magaalada burco kaga qaybgalay xaflada qalin jabinta ardayda jaamacada burco university

Madaxwaynaha jsl ayaa munaasibad ka jeediyay khubad uu kaga gada arimo door ah oo daka ka tagaan isagoo ardayda qalin jabisay bogaadiyay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS