DAAWO;-Maayarka Magaalada Gabiley Oo Agabka Isgaadhsiinta Ciidanka Ku Wareejiyay Taliyaha Ciidanka Booliska Ee Gobolka Gabiley. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maayarka Magaalada Gabiley Oo Agabka Isgaadhsiinta Ciidanka Ku Wareejiyay Taliyaha Ciidanka Booliska Ee Gobolka Gabiley.
October 10, 2020 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)- Maayarka magalaada gabiley Maxamed Amiin Cumar Cabdi  Oo ay weheliyaan masuuliyiin ka tirsan dawlada hoose ee gabiley ayaa Agabka isgaadhsiinta ciidanka ku wareejiyay taliyaha qaybta ciidanka booliska ee gobolka gabiley.

Sidoo kale muhiimada qalabka isgaadhsiinta ciidanka booliska ayaa waxaa faah faahin ka bixyaymaayarka magaalada gabiley oo sheegay in aanay ahayn markii kowaad ee ay ciidanka ku wareejiyaan qalabka ay ciidanka boolisku ku wada xidhiidhaan.

Dhanka kale Taliyaha ciidanka booliska ee gobolka gabiley ayaa maayarka magaalada gabiley uga mahad celiyay sida uu ciidanka booliska ula garab taagan yahay waxyaabaha ay ubaahan yihiin.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS