DAAWO;-Maamulka Magaalo Ganacsiyeedka Tog Wajaale Oo Fuliyay Olole Nadaafadeed, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maamulka Magaalo Ganacsiyeedka Tog Wajaale Oo Fuliyay Olole Nadaafadeed,
October 1, 2020 - Written by Editor:

TOG WAJAALE(W,N)Maamulka degmo ganacsiyeedka tog wajaae ee gobolka gabiley ayaa maanta sameeyay olole lagu nadiifinayo goobaha qashinta ee magaalada kaasi oo ay hore maamulku ubalan qaadeen in bishii hal mar la samayn doono ololahan nadiifinta magaalda gaar ahaa tog kala qaybiya labada dal ee somaliland iyo itoobiya

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS