DAAWO;-Maamulka Degmada Wajaale Oo Gubay Alaabooyin Dhacay Iyo Fariinta Ay Udireen Ganacsatada. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maamulka Degmada Wajaale Oo Gubay Alaabooyin Dhacay Iyo Fariinta Ay Udireen Ganacsatada.
October 6, 2020 - Written by Editor:

TOG WAJAALE(W,N)-Maamulka degmo ganacsiyeedka tog wajaale ayaa goob fagaare ah ku gubay sharaab dhacay kaasi oo uu kusoo wareejiyay ganacsadihii gacanta ku hayay.

Sidoo kale maamulka degmada wajaale ayaa ganacsada iyo shacabka reer wajaale ugu baaqay in la ilaaliyo waxyaabaha ay iibinayaa kuwaasi oo halis galin kara caafimaadka bulshada

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS