DAAWO;-komishanka Xakamaynta Aidska Oo Kulan Wacyi galina Uqabtay Ardayda Dugsiga Sare Ee Maxamed Mooge. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-komishanka Xakamaynta Aidska Oo Kulan Wacyi galina Uqabtay Ardayda Dugsiga Sare Ee Maxamed Mooge.
October 4, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Komishanka xakamaynta HIV-AIDSKA Oo kaashanaya jaamacada FRekfon ayaa kulan wacyi galin uqabtay ardayda Dugsiga Maxamed Mooge ee magaalada Hargaysa.

Waxaana halkaasi ka ardayda ka wacyi galiyay dhakhaatiir ka socday komishanka xakamaynta Aidska.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS