|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Dood Ku Saabsan Xeerka Booliska Somaliland Iyo Qodobada Xasaasiga Ah Ee Ku Jira!
October 14, 2020 - Written by Editor:“Boolisku Wuxuu Ushaqaynayaa Waa Sidii Milatariga Oo Kale, Taasina Halis Bay Ku Tahay Bulshadii”Garyaqaan Guuleed Dafac. HARGAYSA(W,N)-Dood ku saabsan xeerka booliska xeer lr63/2013 kaasi oo ay ku jiraan qobobo xaasiya oo caqabad ku ah shacabka Waxaana doodan ama falanqaynta xeerka booliska somaliland ka qaybgalaya xildhibaan Ibraahim Rayte oo katirsan golaha Wakiilada Somaliland, Garyaqaan Guuleed Dafac oo katirsan haayadaha xuquuqal Iinsaanka iyo garyaqaanad hibo maxamed oo ah sharciyaqaanad madaxa banaan. Xeerka booliska somaliland ayaa golaha wakiiladu Ansixiyeen 2013 Lana hawlgaliyay 2019 wallow aanu wali sitoos ah udhaqan galin. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA DOODA XEER BOOLISKA SOMALILAND; Related posts:Agaasimaha Guud Ee Madaxtooyada JSL Oo Kormeeray Waddada Afarta Haad Ah Ee Badhtamaha Hargeysa Oo Lo... DAAWO;-Falanqaynta Safarkii Madaxayne Biixi Ee Dalka Jabuuti Iyo Nuxurka Hadal Kasoo Yeedhay Oo Buls... Sheekh Maxamed Aadan Oo Ka Hadlay Sida Looga Faa,iidaysto Awooda Shacabka Iyo Dadaalada Uu Bilaabay ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|