DAAWO;-Beesha Xildhibaan Kijaandhe Oo Ka Hadlay Xaalada Wiilkii Banjarlaha Ahaa Ee Xildhibaanka Iyo Qoyskiisu Dhaawacyada Ugaysteen, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Beesha Xildhibaan Kijaandhe Oo Ka Hadlay Xaalada Wiilkii Banjarlaha Ahaa Ee Xildhibaanka Iyo Qoyskiisu Dhaawacyada Ugaysteen,
October 2, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Cuqaasha iyo waxgaradka beesha uu kasoo jeedo xildhibaan kijaandhe ayaa sheegay in ay kulmeen beeshii uuu kasoo jeeday wiilkii banjarlaha ahaa ee xildhibaan kijaandhe iyo caruurtiisu dhaawacyada culus gaadhsiiyeen

Sidoo kale waxgaradkan ayaa sheegay in ay wixii uu inankaasi qabo ay iyagu qabaa ka beel ahaan hadana ay bixiyeen dawayntii

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS