|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Badhasaabka Gobolka Hawd Oo Ka Warbixiyay Halka Ay Marayso Wado Isku Xidhi Doonta Baligubadle Iyo Dhagax Buur,
October 15, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Badhasaabka gobolka Hawd oo shir jaraa,id ku qabtay magaalada hargaysa ayaa ka warbixiyay xaalada gobolka iyo qorshayaasha horumarineed ee ka socda iyo halka ay marayso wado isku xidhi doonta baligubadle iyo deegaanada dawlad deegaanka somalida itoobiya gaar ahaan dhagax buur. Sidoo kale badhasaabka gobolka Hawd ayaa ka hadlay shirwaynihii kulmiye qorshihii golaha dhexe lagaga saaray badhasaabyada gobolada dalka HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Madaxwaynaha Somaliland oo Xadhiga ka jaray Jidka Dawga Cad Wajigiisa Koowaad oo la dhammeeyey + Saw... DAAWO; Magaalada Gabiley Maxaad Ka Taqaana Halkeese Uu Ka Yimid Magaca Gabiley Waxbadan Ka Baro Taar... Waa Kuma Ninka ay Dawladu Yuhuudu ugu Doonista Badan Tahay dunida? Iyadoo sided jeer ku fashilantay ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|