|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Aas Qaran Oo Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyay Marxuum Xildhibaan Cabdikariim Aw Cali Shabeel.
October 14, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)- Alle Ha Unaxariistee Waxa galabta Aas Qaran Loogu Sameeyay Magaalada Hargaysa gaar ahaan xabaalaha Baqiic Xildhibaan Cabdikariim Aw Cali Shabeel oo katirsanaa Golaha wakiilada Somaliland oo maanta ku geeriyooday Magaalada Hargaysa. Waxanaa Aaska Marxuum Xildhibaan Cabdikariim Aw Cali Shabeel ka qaybgalay shir gudoonka golaha Wakiilada, Xildhibaano, Masuuliyiin xukuumada katirsan, Madax-dhaqameed iyo maayarka caasimada hargaysa. Masuuliyiinta ka qaybgalay aaska Marxuuumka ayaa ka hadlay Taariikhdii marxuum cabdikariim mudadii uu katirsanaa golaha Iyagoo ku sifeeyay in uu ahaa Adoon laga nabadgalay. HALKANKA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Xisbi Xaakimka Kulmiye Oo Ka Hadlay Mawqifkooda Furista Ururada Iyo Wixii Ka Dhacay Golaha Wakiilada... Gudoomiye Sharmarke Geelle Oo Tababar Aqooneed U Soo Xidhay Shaqaalaha Hay’adda Dawladda Iyo Kuwa... XISBIGA UCID OO BAAQ TAAGEERO AH KA SOO SAARAY GO’AANKA GOLAHA GUURTIDA EE XALLINTA KHILAAFKA GOLAHA... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|