Ciidamo Kasoo Goostay Maamul Goboleedka Punthland Oo Lagu Soo Dhaweeyay Deegaanka Boocame Ee Gobolka Sool. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Ciidamo Kasoo Goostay Maamul Goboleedka Punthland Oo Lagu Soo Dhaweeyay Deegaanka Boocame Ee Gobolka Sool.
October 13, 2020 - Written by Editor:

LAASCANOOD(W,N)-Ciidamo tiro badan oo kasoo goostay maamul goboleedka Punthland ayaa soo gaadhay Somaliland kuwaasi oo kamid noqon doona ciidanka jamhuuriyada somalland

Waxaana ciidamada soo dhaweeyay saraakiil katirsan ciidanka iyo maamulka gobolka sool

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS