Ciidamada Booliska Somaliland Oo Hawlgal Ay sameeyeen ku soo Qabtay Maandooriyayaal Tiro Badan
October 5, 2020 - Written by Editor:
HARGAYSA(W,N)-Ciidamada booliska Somaliland ayaa hawl galo ay ku jireen habeenadii udanbeeyay kusoo qab qabtay maandooriyayaal tiro badan kuwaasi oo isku jira xashiishan iyo kuwo kale
Ciidanka boolisk ayaa faahfaahin ka bixiyay arimaha iyo dadka ay kusoo qabqabteen.