Banaan Bax Lagu Taageerayo Xisbiga Talada Dalka Itoobiya Haya Oo Ka Dhacay Magaalada Dhagax-buur Ee DDSI.
October 6, 2020 - Written by Editor:
DHAGAX-BUUR(W,N)-Maamulka Iyo Shacabka ku dhaqan Magaalada Dhagax Buur Ee ismaamulka dawlad deegaanka itoobiya ayaa isku soobax balaadhan ku muujiyay taageerada ay uhayaan xisbiga talada dalka itoobiya haya ee PP.