Banaan Bax Lagu Taageerayo Xisbiga Talada Dalka Itoobiya Haya Oo Ka Dhacay Magaalada Dhagax-buur Ee DDSI. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Banaan Bax Lagu Taageerayo Xisbiga Talada Dalka Itoobiya Haya Oo Ka Dhacay Magaalada Dhagax-buur Ee DDSI.
October 6, 2020 - Written by Editor:

DHAGAX-BUUR(W,N)-Maamulka Iyo Shacabka ku dhaqan Magaalada Dhagax Buur Ee ismaamulka dawlad deegaanka itoobiya  ayaa isku soobax balaadhan ku muujiyay taageerada ay uhayaan xisbiga talada dalka itoobiya haya ee PP.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS