Banaan Bax Lagaga Soo Horjeedo Afgalaadadii Islaamka Ee Madaxwaynaha faransiiska Oo Ka Dhacay Magaalada Boorama. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Banaan Bax Lagaga Soo Horjeedo Afgalaadadii Islaamka Ee Madaxwaynaha faransiiska Oo Ka Dhacay Magaalada Boorama.
October 29, 2020 - Written by Editor:

Boorama(W,N)-shacabka ku dhaqan magaalda borama ayaa maanta iskugu soo baxay banaan bax ay kaga soo horjeedaan aflagaadadii nebi muxumed iyo diinta islaamka ee madaxwaynaha faransiisku ku kacay.

Sidoo kale shacabka isku soo baxay ayaa dab qaban siiyay calanka dalka faransiiska.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS