|
|||||
WAJAALE NEWS
Badhasaabka Gobolka Gabiley Oo Dhagax Dhigay Goobta Cusub Ee Uu Noqon Doono Godka Qashinka Magaalada Wajaale,
October 28, 2020 - Written by Editor:TOG WAJAALE(W,N)-Badhasaabka gobolka gabiley oo ay weheliyaan maamulka degmada tog wajaale ayaa maanta dhagax dhigay goobta cusub ee loosoo rari doono godka qashin gurka magaalada oo markii hore ay isku meel ahaayeen xabaalaha magaalada dadkana dhib wayn ku ahayd. Waxaana munaasibada lagu dhagax dhigay goobtan qashin gurka ee magaalada wajaale ka hadlay badhasaabka gobolka gabiley iyo maamulka degmada tog wajaale HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:KULMIYE Oo U Muuqda Inuu Hayo Dhabihii Xisbigii UDUB Ku Burburay + Siyaasiyiintii Iyo Taageerayaashi... Shirkadda SAGALJET Oo Soo Bandhigtay Buugga ‘Boqol Tallaabo Hore u Qaad’ oo Uu Qoray Aqoonyahan Maxa... Madaxweyne ku xigeenka JSL Oo Kormeer Ku Tegay Xarunta Ciidanka Dab-demiska Ee Caasimadda Hargeysa. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|