Askartii Dagaalkii labaad Ee Aduunka Ku Dhimatay Ee Ka Soo Jeeda Somaliland Oo Munaasibad Boroordiiq Ah loogu Qabtay Dalka France. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Askartii Dagaalkii labaad Ee Aduunka Ku Dhimatay Ee Ka Soo Jeeda Somaliland Oo Munaasibad Boroordiiq Ah loogu Qabtay Dalka France.
October 19, 2020 - Written by Editor:

PARIS(W,N)-Askartii ka qaybgalay dagaalkii labaad ee aduunka ee kasoo jeeday Gayiga Somaliland ayaa munaasibad Baroor Diiq ah loogu qabtay dalka faransiiska

Uska askartii kasoo jeeday Somaliland ee ka qaybgalay dagaalkii labaad ee aduunka ayaa markii labaad lagu qabtay dalka faransiiska waxaana ujeedada loo xusayo askartii dagaal labaad  ka qaybgalay ayaa faah faahin ka bixiyay xubin kamid ah ururka soo qaban qaabiyay xuskan,

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

COMMENTS
LINKS