“Xeerarkaa Hadii La Ansixiyo Somaliland Waxay U Diyaar Garowday Xudun Dhaqaale” X.Naasir Cali Shire. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Xeerarkaa Hadii La Ansixiyo Somaliland Waxay U Diyaar Garowday Xudun Dhaqaale” X.Naasir Cali Shire.
September 20, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Naasir Cali Shire Oo kamid Mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa ka hadlay Xeerar Madaxwaynuhu usoo gudbiyay kuwaasi oo ah sedex xeer

Sidoo Kale Xildhibaan Naasir ayaa ka ahdlay muhiimada ay  uleeyihiin xeerarkani  Somaliland

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS