Wasiirka Hawlaha Guud Jsl Oo Shaaciyay wakhtiga La Bilaabayo Qorshaha Naqshadaynta Magaalada Boorama. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Hawlaha Guud Jsl Oo Shaaciyay wakhtiga La Bilaabayo Qorshaha Naqshadaynta Magaalada Boorama.
September 21, 2020 - Written by Editor:

BOORAMA(W,N)-Wasiirka wasaarada hawlaha guud iyo guryayta Somaliland oo ku sugan magaalada boorama ayaa kulana layeeshay maamulka dawlada hoose ee degmada boorama.

Sidoo kale wasiirka wasaarada hawlaha guud ayaa shaaciyay wakhtiga la bilaabayo nashqad usamaynta magaalada boorama Kaasi oo uu sheegay in horaanka sanad 2021 laga bilaabi doono.

HALKANKA DAAWO MUUQAALKA  WARKAN;

COMMENTS
LINKS