HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada ganacsiga iyo warshadaha somaliland ayaa ka hadlay markii ugu waynaa ee shidaal sida ee kusoo xidhay dekeda berbera kaasi oo naafto ah
Sidoo kale wasiir saajin ayaa faah faahin ka bixiyay cida leh shidaalkan
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;