Wasiirka Ganacsiga Jsl Oo Ka Hadlay Markab Shidaal Sida Oo Dekeda Berbera Kusoo Xidhay Iyo Cida Leh. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Ganacsiga Jsl Oo Ka Hadlay Markab Shidaal Sida Oo Dekeda Berbera Kusoo Xidhay Iyo Cida Leh.
September 5, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada ganacsiga iyo warshadaha somaliland ayaa ka hadlay markii ugu waynaa ee shidaal sida ee kusoo xidhay dekeda berbera kaasi oo naafto ah

Sidoo kale wasiir saajin ayaa faah faahin ka bixiyay cida leh shidaalkan

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS