|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirka Arimaha Dibada Dalka Taiwan Oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Wakiilka Somaliland Ufadhiya Taiwan.
September 8, 2020 - Written by Editor:TAIWAN (W,N)-Wasiirka Arrimaha Dibedda Dalka Taiwan Joseph Wu Ayaa ku qaabilay Xarunta Wasaaraddda Arimaha dibadda , wakiilka Somaliland Ee Dalka Taiwan Amb. Mohamed Omer Hagi. Wasiir joseph wo iyo amb. Mohamed hagi ayaa ka wada hadlay arrimo muhiim ah ay ku saabsan xidhiidhka labada dal iyo dardar gelinta hawlaha iskaashi eenka dhaxeeya. Waxaana wasiirku bogaadiyey furitaanka xafiiska Somaliland ee Taiwan oo la furi doono malinta berri ah 9 bisha September 2020. WAJAALENEWS DESK HARGEISA OFFICE.
COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|