|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasaarada Isgaadhsiinta Oo Soo Saartay Wareegto Ay Awaamiir Culus Ku Dul Dhigayso Shirkadaha Muuq Baahiyaha Ee “Cable Tv”
September 7, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Wasaarada Isgaadhsiinta Iyo Technolajyada somaliland ayaa soo saartay wareegto Ay ku Hirgalinayo Awaamiirta uu xanbaarsanaa xeerka ismaamulka hirarka oo ay dhawaan dhaqan galisay Wareegtan oo uu ku seexan yahay wasiirka wasaarada isgaadhsiinta Iyo Technolajiya Dr Cabdiwali Sheekh Cabdilaahi Suufi Jibriil ayaa wareegto uu maanta soo saaray awaamiir ku faray shirkadaha muuq baahiya ee (cable tv) kaasi oo lagu wargaliyay in ay dib uqaataan ruqsadaha mudo sedex bilood gudahood ah HALKAN KA AKHRI WAREEGTADA KASOO BAXAY XAFIISKA WSIIRKA WASAARADA ISGAADHSIINTA IYO TECHNOLAJIYADA SOMALILAND; Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|