Wariye Coldoon Oo Ka Hadlay Buugaag Diinta Islaamka Ka Hor Imanaya Oo Lagu Dhigo Dugsiyada Qaar Iyo Hadalada Isburinaya Ee Kasoo Baxay Wasaarada Waxbarashada. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wariye Coldoon Oo Ka Hadlay Buugaag Diinta Islaamka Ka Hor Imanaya Oo Lagu Dhigo Dugsiyada Qaar Iyo Hadalada Isburinaya Ee Kasoo Baxay Wasaarada Waxbarashada.
September 3, 2020 - Written by Editor:

BURCO(W,N)-Wariye Cabdimaalik muuse cColdoon ayaa ka hadlay buugaag diinta islaamka iyo dhaqanka ka hor imanaysa oo wasiirka waxbarashadu  sheegay in lagu dhigo dusgiyada dalka qaar halka u xilkii kaga qaaday agaasimihii waax manhaanijta iyadoo  isla wasaarada waxbarashadu maalin ka dib beenisay hadalkii wasiirka

Sidoo kale wariye coldoon ayaa wasiirka waxbarashada ugu baaqay in uu bulshada ucadeeyo halka uu ka yimid buugaagtaasi oo hore usheegay ee diinta islaamka ka hor imanaya iyo sobobta keenta in wasaarada is buriso

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS