Wargays Caan Ah Oo Somaliland Uga Digay Halista Ganacsato U Adeegaysa Farmaajo Oo Ku Hawlan Abaabul Shacab Iyo Danaha ku Lamaan! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wargays Caan Ah Oo Somaliland Uga Digay Halista Ganacsato U Adeegaysa Farmaajo Oo Ku Hawlan Abaabul Shacab Iyo Danaha ku Lamaan!
September 28, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wargays kasoo baxa dalka Kenya ee Tha standard ayaa warbixin ka qoray dhaqdhaqaaqyo ay gudaha Somaliland ka wadaan wakiilada shirkado diyaaradeed oo xukuumada Somaliland ruqsadii ay dalka imin jireen kala noqotay.

Sidoo kale Warbixinta lagu daabacay wargayskan ayaa ka digtay haliska ay somalland ku keeni karto abaabulka shacab ee qabiilaysan ee ay Somaliland ka dhex wadaan wakiilada shirkadaha FLY DUBAI IYO AL CARABIYA Oo ay dhaqdhaqaaqyadooda la xidhidhisay maamulka madaxwayne farmaajo

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

COMMENTS
LINKS