Urur Gobaleedka IGAD Oo Magaalada Laascanood Shir Uga Furay Ergooyin Ka Kala Socda Gobolada Sool Iyo Sanaag. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Urur Gobaleedka IGAD Oo Magaalada Laascanood Shir Uga Furay Ergooyin Ka Kala Socda Gobolada Sool Iyo Sanaag.
September 1, 2020 - Written by Editor:

LAASCANOOD(W,N)Shir lagaga hadlayay arimaha nabadgalyada khilaafka deegaanka ayaa ka furmay magaalada laascanood kaasi oo ay qabanayso urur goboleedka Igad kaasi oo ay ksoo qaybgaleen ergooyin ka kala socda Gobolada Sool Iyo Sanaag.

Shirkana ayaa waxaa ka qaygalay maamulka gobolka sool ,madax ka socotay ururka goboleedka Igad iyo masuuliyiin kale.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS