Ujeedada Kulan Hargaysa Ku Dhexmaray Hogaamiyaha Xisbiga Wadani Iyo Siyaasi Maxamuud Xaashi. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Ujeedada Kulan Hargaysa Ku Dhexmaray Hogaamiyaha Xisbiga Wadani Iyo Siyaasi Maxamuud Xaashi.
September 16, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Hogaaminaya xisbiga wadani xirsi cali  xaaji xasan iyo wasiirkii hore ee madaxtooyada maxamuud xaashi ayaa kulan aan ujeedadiisa la shaacinin ku dhexmaray magaalada hargaysa

Ujeedada kulanka labadan siyaasi ee isku deegaanka ah ayaa waxaa faah faahin ka bixiyay wasirkii hore ee dib udajinta ee xukuumadii axmed siilaanyo cali siciid raygal oo isaguna goob joog ka ahaa kulnkooda.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS