Somaliland Oo Maamulka Somaliya Ku Eedaysay Dib Udhacyo Ku Yimid Wadahadaladii Laba Dal Ee Jabuuti Loogu Balansanaa! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Somaliland Oo Maamulka Somaliya Ku Eedaysay Dib Udhacyo Ku Yimid Wadahadaladii Laba Dal Ee Jabuuti Loogu Balansanaa!
September 28, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Wasiirka wasaarada arimaha dibada Somaliland Prof Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir Faratoon ayaa maamulka somaliya ee uu hogaamiyo farmaajo ku eedeeyay masuuliyada dib udhacyo ku yimid wadahadaladii jabuuti ka dhici lahaa ee loo balansanaa taasi oo lagu waday in ay kulmaan gudiyo farsamo oo labada dhinac ka kala socday.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS