|
|||||
WAJAALE NEWS
Siyaasiyiinta Madasha Oo Kulan La Qaatay Gudida Joogtada Ee Golaha Wakiilada,Una Gudbiyay Qoraal Ka Dhan Khatarta Shirkada Trafigura!
September 30, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Siyaasiyiinta madasha wadatashiga iyo Toosinta Qaranka ayaa kulan layeeshay gudida joogtada ah ee golaha wakiilada kaasi oo ujeedadiisu ahayd sidii ay golaha wakiilada ugu gudbin lahaayeen qoraal iyo xog ururin ay kasoo sameeyeen shirkada tragura oo xukuumada somaliland doonayso in ay ku wareejiso haamaha kaydka shidaalka ee berbera. Sidoo kale siyaasiyiinta madasha ayaa kulanka kadib faah faahin ka bixiyay waxyaabaha ay kawada hadleen gudida joogtada ah ee golaha wakiilada. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Daawo: Muj Xasan Guure Oo Jawaab Adag Ka Bixiyay Hadalo Ka Soo Yeedhay Muj Axmad Mirre Iyo Boqor Buu... DAAWO; Wasiirka Wasaarada Maaliyada Somaliland oo Maanta Dhagax Dhigtay Xafiiska ay Wasaaradu Ku Ye... Golaha Guurtida Oo Fuliyay Codsigii Madaxwaynaha Iyo Mudo Kordhin Kooban Oo Ay Usameeyay G, Wakiilad... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|