|
|||||
WAJAALE NEWS
“Ragii Golaha Ka Baxay Badh Isxanbaarbay Ahaayeen, Badhna Waa Looga Dhintay, Labaduba Sharci Daro Ayay Ku Fadhiyaan”Eng Faysal C, Waraabe.
September 30, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga Ucid Eng Faysal cali waraabe oo ka jawaabayay hadalo kasoo yeedhay qaarkamid ah xildhibaanada golaha wakiilada ee kasoo jeeda gobolada Awdal Iyo Sool oo ka dareeraray Ansixinta xeerka doorashooyinka isla markaana ku doodayay in la sameeyo saami qaybsi ayaa xildhinaabada eedo culus ujeediyay kuna tilmaamay in ay ahaayeen xildhibaano kursiga baarlamaanka ku yimid isxambaar iyo kuwo looga dhigtay xildhibaanimada Sidoo kale Eng faysal cali waraabe ayaa ka jawaabay hadal kasoo yeedhay Farmaajo oo khuseeyay gobolada sool iyo sanaag ee somaliland HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Minka Guusha Iyo Muuqaalka Xeeladaha Siyaasadeed Ee Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Wadani . Fa... DAAWO; Ardayda Waxku Akhrisan Jirtay Gaadi Laybareeri oo Cabasho ka Muujiyay Xidhiga la Xidhay... “Waa Nacasnimo In Gabadha Ay Rafiiqa Yihiin Boris Johnson Loogu Diido Inay Gasho Maraykanka Booqasha... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|