|
|||||
WAJAALE NEWS
“Qabo Waxaan Odhan Lahaa Lacagtan Aad Soo Bandhigaysay Wadada Baligubadle Ku Darso, Taasi Ayaa..Xisbiga Kulmiye.
September 5, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Golaha Dhexe ee xisbiga kulmiye Xildhibaan maxamuud jaamac warfaa ayaa ka jawaabay hadalkii kasoo yeedhay ex wasiir qabo oo sheegay in gudida qaban qaabada xisbiga kulmiye udiideen in ay ka qabtaan lacagtii shuruuda lagaga dhigay murashixiinta utartamaya hogaanka xisbiga Sidoo kale xildhibaan warfaa ayaa ex wasiir qabo ugu baaqay in uu lacagta uu doorashada kulmiye ku galayo ku darsado wadada balaygubadle. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Siyaasiyiinta Iyo Aqoonyahanka Xisbiyada Mucaaridka Ee Deegaanada Waqooyiga/Galbeedka Hargaysa Iyo G... Dab Shalay Galab Ka Kacay Madaarka Hargeisa Iyo Wasiirka Wasaaradaasi Oo Waxqabadkiisii Ku Koobay In... Jamaal Cali Xuseen Oo Ka Hadlay Lacagta Sanadkii Kasoo Xaroota Haamaha Shidaalka,Halka Ay Marto,Shir... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|