Qaarkamid Xildhibaanada Beelaha Darifyada Jsl Oo Saaka Ka Dareeray Fadhigii Golaha Wakiilada Iyo Sobobta! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Qaarkamid Xildhibaanada Beelaha Darifyada Jsl Oo Saaka Ka Dareeray Fadhigii Golaha Wakiilada Iyo Sobobta!
September 1, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Qaar kamid ah xildhibaannada golaha wakiilladda Somaliland ee laga soo doorto gobollada darafyada, ayaa ka dareeray fadhigii maanta ee Golaha kaasi oo lagaga doodaayay xeerka Doorashooyinka.

Xildhibaannada ayaa sheegay in ay ka soo horjeedaan wax ka baddal lagu sameeyay xeerka,

HALKAN KA DAAWO MUUQALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS