|
|||||
WAJAALE NEWS
“Muuse Biixi Waxaan Leeyahay, Hadii Ay Askarinimo Ku Qaado, Ka Tanaasul Askari Meesha Kama Talin Karayee.”Suldaan Maxamed.
September 14, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Suldaanka guud ee beelaha Somaliland suldaan maxamed cabdiqaadir ayaa eedo culus ujeediyay xukuumada madaxwayne biixi oo uu sheegay in uu ku kacay cadaadis iyo xoog ku maamul taasi oo aan laga yeelaynay Sidoo kale suldaan maxamed ayaa Madaxwayne biixi ugu baaqay in aan laga yeelaynin askarinimo iyo cadaadis shacabka reer somaliland wayn garanayaan halkay mariyeen dawladii siyaad bare ee africa u xooga waynayd HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO;Sh Cabdilaahi Sh Cali Jawhar Oo Si Qoto Dheer Uga Waramay Xornimadii Ay Somaliland Ka Qaadatay... Raysal-wasaare ku-xigeenka Soomaaliya Oo Sheegay in Beesha Caalamku Soo Mariso Deeqaha loogu talo-Ga... Maamulka Gobolka Gabiley Oo Xadhiga Ka Jaray Meherad Casriya Oo Laga Hirgaliyay Magaalada Gabiley COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|