|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxwayne Biixi Oo Ka Hadlay Muhiimada Ay Somaliland Uleedahay Xafiis Diblamaasiyadeed Ee Ay Ka Furatay Dalka Tiawan.
September 9, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Madaxwaynaha jamhuuriyada Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo habka muuqalka kaga qaybgalay munaasibad lagu furayay xafiiska diblamaasiyadeed ee jamhuuriyada Somaliland ku yeelanayso Dalka Tiawan Oo maanta si rasmi ah loo furay. Madaxwayne biixi ayaa soo dhaweeyay furitaanka xafiiska isagoo dalka Tiawan ku Umaanay xidhiidhka ay yeelatay jamhuuriyada Somaliland oo labada dal iska kaashan doonaan dhinacyo badan. Sidoo kale madaxwayne biixi ayaa ka hadlay muhiimada uu Somaliland uleedahay xidhiidhka ay la yeelantay Dawlada Tiawan oo iyana hore xafiis uga furatay caasimada Somaliland HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Shirkada Facebook Oo Ka Xayirtay Tebinta Tooska Ah Nin Damacsanaa In Dhimashadiisa Toos Looga Daawad... Xisbiga Waddani Oo Bandhigay Musuq Maasuq Baahsan Oo Ka Jira Cisbitaalka Dawlada Iyo Lacagta Covid19... DAAWO; Wasiirka Cadaalada Oo Ka Hadlay Heerka Ay Marayso Cadaalada Somaliland Eedo Culusna Ujeediya... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|