HARGAYSA(W,N)-Maayarka caasimada hargaysa oo ka Qaybgalay munaasibad qaadhaan loogu ururinayay Dhismaha Maktabada jaamacada Hargaysa ayaa 200,000$ ugu deeqay dhismaha Maktabada Jaamacada Hargaysa.
Sidoo kale waxaa deeqda dawlada hoose ee hargaysa ka dareen celiyay maamulka jaamacada iyo qarkamid ah ardaydii ka baxday oo iyagu qayb ka ahaa dhaqaale ururinta loo samaynayo Maktabada Hargaysa .
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;