Maamulka Gobolka Gabiley Iyo Xubno Katirsan Gudida Qandaraasyada Oo Kormeer Ku Tagay Dhaam Biyood Laga Hirgalinayay Deegaanka Taysa. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maamulka Gobolka Gabiley Iyo Xubno Katirsan Gudida Qandaraasyada Oo Kormeer Ku Tagay Dhaam Biyood Laga Hirgalinayay Deegaanka Taysa.
September 29, 2020 - Written by Editor:

ALLAYBADAY(W,N)-Badhasaabka gobolka gabiley oo ay weheliyaan maamulka degmada Allaybaday iyo xubno ka socda gudida qandaraasyada qaranku ayaa kormeer ku tagay dhaam biyood dhawaan cabasho laga muujiyay oo laga hirgalinayay deegaanka Taysa ee Degmada Allaybaday.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS