|
|||||
WAJAALE NEWS
“Lacagtii Gudida Ka Hortaga COVID19 Soo Gashay, Cid Kasta Oo Nagala Xisaabtamaysa Diyaar Baanu U Nahay”Xoghaye Eng Xuseen,
September 2, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xoghayaha Guud Ee Gudida Heer Qaran ee ka Hortaga xanuunka Covid19 Eng Xuseen Aadan Cige (Dayr) ayaa Faah faahin kabixiyay hawlaha gudida iyo dhaqaalihii soo galay Sidoo kale Eng Xuseen ayaa sheegay in ay diyaar yihiin cidii ubaahan in ay kala xisaabtanto dhaqaalihii gudida soo galay basle aanay waxba ka jirin hadalada malo awaalka ah ee dadka qaar meelahaasi kaga dhaliilaan Dhank akale xoghayaha guud ee Gudida Coronavirus ayaa sheegay in aanu wali xanuunkii ka dhamaanin dunida loona baahan yahay in bulshada isticmaalaan qalabka ka hortaga covid19 HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Nuxurka Warqad Hanjabaad Iyo Digniin Xanbaarsan Oo Ergayga Qaramada Midoobay Uqoray Somaliland Iyo M... Madaxweyne Siilaanyo Oo Go'aamo Ka Soo Saaray Khilaafka Dhuleed Ee Degaanka Baliga Diiriye Guuleed Muuqaal: Heesta Somaliland Dhamaan, Erayadii Cali Qaraami, Laxanka Waxa Saaray Mustafe Macalin Caydi... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|