“Kuwii Hargaysa Qarxiyayba Qareen Bay Heleen Maxaa Udiiday Cabdi Manaan,,Garyaqaan/Xil Maxamed Jaamac. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Kuwii Hargaysa Qarxiyayba Qareen Bay Heleen Maxaa Udiiday Cabdi Manaan,,Garyaqaan/Xil Maxamed Jaamac.
September 1, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)Xildhibaan garyaqaan maxamed jaamac oo kamid ah qareenada udoodaya mulkiilaha tvga Astaan ayaa ka hadlay wararka sheegay in culus la saaray qareenada udoodaya cabdimanaan isagoo sheegay in aanay waxba ka jirin cid culus saartayna aanay jirin

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS